Somali

http://media.sbs.com.au/podcasts/upload_media/packshots/Pdcst-TEMP_somali.jpg

Welcome to the SBS Somali podcast, featuring homeland news, music and features.

0 Likes     0 Followers     1 Subscribers

Sign up / Log in to like, follow, recommend and subscribe!

Website
http://www.sbs.com.au/podcasts/yourlanguage/somali/
Description
SBS Somali
Language
ūüá¨ūüáß English
last modified
2019-09-16 09:58
last episode published
2019-09-16 06:49
publication frequency
2.38 days
Contributors
Special Broadcasting Service author  
Explicit
false
Number of Episodes
813
Rss-Feeds
Detail page
Categories
Society & Culture Sports & Recreation History TV & Film News & Politics Music Amateur

Recommendations


Episodes

Date Thumb Title & Description Contributors
16.09.2019

SBS Somali archive: 2015 interview with then presidential candidate Mohamed Abdullahi Farmajo - SBS Somali archive: 2015 interview with then presidential candidate Mohamed Abdullahi Farmajo

Madaxweyne Mohamed Cabdullahi Farmaajo oo aan waraysanay isagoo musharax ah 2015. - Madaxweyne Mohamed Cabdullahi Farmaajo oo aan waraysanay isagoo musharax ah 2015.
13.09.2019

Hamdi Ali: Australia proposing significant changes to welfare recipients.e - Hamdi Ali: Australia oo isbadal weyn la maagan caydha ay bixiso.

Federal Government wants to produce Cashless debit card and drug test to some welfare recipient. - Australia oo qorshaynaysa in ay xadido lacagta kaashka ah ee dadka caydha qaata soo galaysa, iyadoo qaarna laga baadhi doono isticmaalka maandooriyaha.
13.09.2019

Abdinasir Sh Omar: Victorian Parliament conducting an inquiry into early childhood.. - Abdinasir Sh Omar: Baarlamaanka Victoria oo wada barnaamij caruurta khuseeya.

Early childhood engagement includes health, learning, childcare, play groups and others. - Barnaamij kusheeya caruuraha dhaqamada kala duwan oo Baarlamaanka Victoria uu wado, si uu oogu kuur galo baahiyada dhankaas ka jira.
13.09.2019

Muhubo Qaymaa: Art meets climate emergency. - Muxubo Qaymaa: Farshaxanka oo reer magaalka ku xidhaya miyiga.

Availability of arts to  meets climate emergency - Farshaxanka oo dadka reer magaalka baraya tabaha loogu noolaado miyiga.
12.09.2019

Abdiaziz Farah: Research by La Trobe University, on Unemployment rate among Somali-background graduated youths. - Abdiaziz Farah: Cilmi baaris ay sameynayso Jaamacadda La Trobe, oo ku saabsan Shaqo la’aanta dhalinyarada kasoo jeeda Soomaaliya ee qalin

Abdiaziz Farah: Research by La Trobe University, on Unemployment rate among Somali-background graduated youths. - Abdiaziz Farah: Cilmi baaris ay sameynayso Jaamacadda La Trobe, oo ku saabsan Shaqo la’aanta dhalinyarada kasoo jeeda Soomaaliya ee qalin ...
6.09.2019

Legal Talk: Tenant and landlord rights and responsibilities in Victoria with lawyer Yusuf Mohamud - Legal Talk: Tenant and landlord rights and responsibilities in Victoria with lawyer Yusuf Mohamud

Xaqa ay leeyihiin dadka guryaha kiraysta iyo masuuliyada saaran waxaa sharaxaya Yusuf Mohamud oo sharci yaqaan ah. - Xaqa ay leeyihiin dadka guryaha kiraysta iyo masuuliyada saaran waxaa sharaxaya Yusuf Mohamud oo sharci yaqaan ah.
6.09.2019

Africa-Japan summit with Mohamed Monash - Africa-Japan summit with Mohamed Monash

Kulanka Japan iyo Africa ayay dalal badan oo African ah kusoo bandhigeen waxyaalaha ay soo saaraan. - Kulanka Japan iyo Africa ayay dalal badan oo African ah kusoo bandhigeen waxyaalaha ay soo saaraan.
6.09.2019

Melbourne women Warsan Abdikariin helping mental health patients in Galkacyo - Melbourne women Warsan Abdikariin helping mental health patients in Galkacyo

Hooyooyin qaba xanuunka dhimirka oo ku dhibaataysan Gaalkacyo ayaa u baahan xanaano iyo xarun lagu daryeelo - Dadka qaba xanuunka dhimirka oo ku dhibaataysan Gaalkacyo baahidooda daryeel. 
4.09.2019

The impacts rerouting flights have on businesses and residents of Kismayo

Saamaynta duulimaadyada diyaaradaha ee loo wareejiyay inay soo maraan Muqdisho ku yeelatay ganacsatada iyo shacabka degan Kismaayo
3.09.2019

Reports argues focus on social inclusion

Warbixin ku doodaysa in dadka oo dhan laga qaybgaliyo shaqooyinka dalka.
3.09.2019

Habon"I lost my four children" - Habon"I lost my four children"

Habon " Caruurtayda ayaa layga qaatay"  - Habon " Caruurtayda ayaa layga qaatay" 
2.09.2019

studies has found an association between autism and ADHD in children born via caesarea - studies has found an association between autism and ADHD in children born via caesarea

Daraasad lagu ogaaday in caruurta hooyada lagusoo qalo iyo xanuunada autism ka iyo ADHD ay xiriir leeyihiin. - Daraasad lagu ogaaday in caruurta hooyada lagusoo qalo iyo xanuunada autism ka iyo ADHD ay xiriir leeyihiin.
30.08.2019

Galmudug reconciliation committee chair, Dr Baadiyow 'We resolved Al-Suna issue by negotiation - Galmudug reconciliation committee chair, Dr Baadiyow 'We resolved Al-Suna issue by negotiation

Baadiyow oo sheegay in shirku dhawaan furmayo - Baadiyow oo sheegay in shirku dhawaan furmayo
29.08.2019

Mariam Issa and her daughter Sumeya Yusuf on discrimination in Australian schools - Mariam Issa and her daughter Sumeya Yusuf on discrimination in Australian schools

Mariam Issa iyo gabadheeda Sumaya Yusuf oo ka waramaya daraasad lagu sheegay in arday badan ay takoor kala kulmaan iskuulada Australia - Mariam Issa iyo gabadheeda Sumaya Yusuf oo ka waramaya daraasad lagu sheegay in arday badan ay takoor kala kulmaan ...
28.08.2019

An Australian magazine under fire after mixing up the photographs of two Australian models of African heritage - An Australian magazine under fire after mixing up the photographs of two Australian models of African heritage

Joornaal lagu haysto inuu isku qalday labo sawir oo ay leeyihiin labo gabdhood oo Africa kasoo jeeda. - Joornaal lagu haysto inuu isku qalday labo sawir oo ay leeyihiin labo gabdhood oo Africa kasoo jeeda.
28.08.2019

Donald Trump confident to broker peace deal between Israel and Palestinians - Donald Trump confident to broker peace deal between Israel and Palestinians

Wadahadalka nabada bariga dhexe oo dardar cusub la galinayo - Wadahadalka nabada bariga dhexe oo dardar cusub la galinayo
26.08.2019

Habon Mohamed shares her difficult life story part 3 - Habon Mohamed shares her difficult life story part 3

Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan. - Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan.
23.08.2019

Somali President Appointed Omar Filish As The New Mayor Of Mogadishu - Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Cumar Filish u Magacaabay Duqa Magaalada Muqdisho

Mogadishu got a new mayor after the previous mayor and the governor of Banadir region is been killed by a bomb inside his Office July 24 but, later on died in Doha Qatar Hospital     - Madaxweyne Farmaajo ayaa Ayaa Cumar Filish U magacaabay Gudoomiyaha...
23.08.2019

Specila Report of the State Election In Jubbaland - Warbixin Guud oo kusaabsan Doorashooyinkii Jubbaland

Somali Central Government Rejected The result of the Jubbaland State Election in Kismayo  - Shalay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kadhacay laba doorasho oo lagu kala Doortay madaxweynihii Hore ee Jubbalnd Axmed madoobe & Xildhibaan cabdirishiid Xidi...
22.08.2019

Anab Dahir Was the only female Candidate of Jubbaland State Election in Kismayo - Canab Daahir oo kamid aheyd Tartamayaashii doorashada Jubbaland ayaa heshay 17 Cod

Anab was The only Female candidate of the State Election in Jubbaland State Of Somalia and she Got 17 Votes as the result announcement  by the Speaker of the State Parliament on the 22nd August 2019 in Kismayo    - Canab daahir oo heshay 17 cod Doorash...
21.08.2019

Young Muslims will travel across rural Australia to engage with communities - Young Muslims will travel across rural Australia to engage with communities

Dhalinyaro Muslimiin ah oo safar ku maraya baadiyaha Australia si ay ula kulmaan shacabka goobahaas degan - Dhalinyaro Muslimiin ah oo safar ku maraya baadiyaha Australia si ay ula kulmaan shacabka goobahaas degan
21.08.2019

Puntland's 21st anniversary celebration in Melbourne. - Puntland's 21st anniversary celebration in Melbourne.

Dabaaldega xuska 21 guuradii Puntland. - Dabaaldega xuska 21 guuradii Puntland.
19.08.2019

ONLF spokesperson, Abdulkadir Hassan Hiirmooge "The 4.5 power sharing was introduced to Somalia by Ethiopia" - ONLF spokesperson, Abdulkadir Hassan Hiirmooge "The 4.5 power sharing was introduced to Somalia by Ethiopia"

Ahayeenka ururka ONLf oo sheegay in nidaamka 4.5 ee Soomaaliya qaadatay laga keenay Ethiopia. - Ahayeenka ururka ONLf oo sheegay in nidaamka 4.5 ee Soomaaliya qaadatay laga keenay Ethiopia.
19.08.2019

Habon Mohamed shares her difficult life story part 2 - Habon Mohamed shares her difficult life story part 2

Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan. - Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan.
16.08.2019

UN envoy fails to resolve Jubaland election deadlock - UN envoy fails to resolve Jubaland election deadlock

Waftigii beesha caalamka oo sida la sheegay ku guulaysan wayday inay xaliyaan khilaafka doorashada Jubaland. - Waftigii beesha caalamka oo sida la sheegay ku guulaysan wayday inay xaliyaan khilaafka doorashada Jubaland.
16.08.2019

Habon Mohamed shares her difficult life story - Habon Mohamed shares her difficult life story

Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan. - Habon Mohamed waa hooyo Soomaaliyeed oo degan Melbourne. Waxay soo martay nolosheeda dhibaatooyin badan.
14.08.2019

How to resolve electoral deadlock in Jubaland with Mohamed Caalim - How to resolve electoral deadlock in Jubaland with Mohamed Caalim

Muranka doorashada Jubaland iyo Mohamed Caalim. - Muranka doorashada Jubaland iyo Mohamed Caalim.
14.08.2019

How to break the Jubaland election impasse with Abdi hersi - How to break the Jubaland election impasse with Abdi hersi

Sidee xal loogu heli karaa ismaandhaafka Jubaland? Waxaa nala falanqaynaya Dr Cabdi Xirsi - Sidee xal loogu heli karaa ismaandhaafka Jubaland? Waxaa nala falanqaynaya Dr Cabdi Xirsi
14.08.2019

Sydney knife attack - Sydney knife attack

Wararkii u danbeeyay weerarkii Sydney - Wararkii u danbeeyay weerarkii Sydney
12.08.2019

ONLF declared ceasfire year ago Today - ONLF declared ceasfire year ago Today

Ururka ONLF wuxuu xabad joojin ku dhawaaqan maantoo kale sanad ka hor - Ururka ONLF wuxuu xabad joojin ku dhawaaqan maantoo kale sanad ka hor
9.08.2019

Somali minister of religious affairs "It was first time pilgrimage visas was issued in the country"

Wasiirka awqaafta iyo arimaha diinta oo sheegay in markii u horeeyay ay xujaydu fiisooyinka ka qaateen dalka gudihiisa.
9.08.2019

Security officials warn traditional elders who obeyed Al-Shabaab's call to "Repent"

Saraakiil ka tirsan dawlada federalka oo u digay oday dhaqameedyo fuliyay amar ay Al-shabaab soo saartay. 
8.08.2019

More migrants could be deported under new proposal - More migrants could be deported under new proposal

Soogalooti badan ayaa wajahaya in la tarxiilo haddii hindise cusub hirgalo - Soogalooti badan ayaa wajahaya in la tarxiilo haddii hindise cusub hirgalo
5.08.2019

Somali cultural artifacts held at customs - Somali cultural artifacts held at customs

Alaabta hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu haysto kastamka Melbourne. - Alaabta hidaha iyo dhaqanka Soomaalida oo lagu haysto kastamka Melbourne.
2.08.2019

Puntland marks 21st anniversary with marches in Garowe - Puntland marks 21st anniversary with marches in Garowe

Puntland oo u dabaaldegtay 21 guuradii kasoo wareegtay asaaskii Maamulka, iyadoo gaardis lagusoo bandhigay caasimada Garowe. - Puntland oo u dabaaldegtay 21 guuradii kasoo wareegtay asaaskii Maamulka, iyadoo gaardis lagusoo bandhigay caasimada Garowe.
2.08.2019

Community views on President Farmaajo's renunciation of his US citizenship - Community views on President Farmaajo's renunciation of his US citizenship

Sidee u arkaan in madaxweyne Farmaajo ka tanaasulay dhalashada Maraykanka jaaliyada Soomaalida Australia  - Sidee u arkaan in madaxweyne Farmaajo ka tanaasulay dhalashada Maraykanka jaaliyada Soomaalida Australia 
2.08.2019

Calls to boycott the Hajj

Baaqyo lagu doonayo in la qaadaco Xajka sanadkan.
2.08.2019

Tributes to mayor of Mogadishu as president orders flags at half-mast - Tributes to mayor of Mogadishu as president orders flags at half-mast

Waxaa socda tacsida iyo baroordiiqda duqii magaalada Muqdisho Injineer Yariisow. - Waxaa socda tacsida iyo baroordiiqda duqii magaalada Muqdisho Injineer Yariisow.
1.08.2019

Online safety for children - Online safety for children

Amaanka internet ka iyo caruurta  - Amaanka internet ka iyo caruurta 
1.08.2019

Employment challenges faced by Somali graduates seeking work. - Employment challenges faced by Somali graduates seeking work.

Caqabadaha haysta ardayda wax ku baratay dalalka dariska la ah Soomaliya markay dalkoodii dib ugu noqdaan oo shaqo raadsadaan. - Caqabadaha haysta ardayda wax ku baratay dalalka dariska la ah Soomaliya markay dalkoodii dib ugu noqdaan oo shaqo raadsada...
31.07.2019

India Muslim divorce bill - India Muslim divorce bill

Sharciga furitaanka Muslimiinta Hindiya - Sharciga furitaanka Muslimiinta Hindiya
26.07.2019

Polish educated Dr Yahye Ali on investement opportunities - Polish educated Dr Yahye Ali on investement opportunities

Dr Yahye Yusuf oo ka waramaya fursadaha maalgashi ee ka jira dalka. - Dr Yahye Yusuf oo ka waramaya fursadaha maalgashi ee ka jira dalka.
26.07.2019

Polish educated Dr Yahye Yusuf Haji Ali on life in eastern Europe - Polish educated Dr Yahye Yusuf Haji Ali on life in eastern Europe

Dr Yahye Yusuf Xaji cali oo wax kusoo bartay Poland ayaa ka waramay nolosha dalalka bariga Yurub. - Dr Yahye Yusuf Xaji cali oo wax kusoo bartay Poland ayaa ka waramay nolosha dalalka bariga Yurub.
26.07.2019

Latest on Mogadishu suicide attack - Latest on Mogadishu suicide attack

Wararkii u danbeeyay ismiidaamintii ka dhacay Muqdisho. - Wararkii u danbeeyay ismiidaamintii ka dhacay Muqdisho.
24.07.2019

World leaders congratulate Boris Johnson - World leaders congratulate Boris Johnson

Madaxda dunida oo u hambalyaysay Boris Johnson - Madaxda dunida oo u hambalyaysay Boris Johnson
24.07.2019

MPs urge the government to create Banadir State - MPs urge the government to create Banadir State

Xildhibaano ku booriyay dawlada in la dhiso maamul goboleed Banaadir leedahay - Xildhibaano ku booriyay dawlada in la dhiso maamul goboleed Banaadir leedahay
24.07.2019

New York Times Report on Qatar's involvement in Somalia with Omar Dholawaa - New York Times Report on Qatar's involvement in Somalia with Omar Dholawaa

Cumar Dholawaa oo ka waramay warbixinta joornaalka New York Time ee Qatar lugta ay ku leedahay arimaha Soomaliya. - Cumar Dholawaa oo ka waramay warbixinta joornaalka New York Time ee Qatar lugta ay ku leedahay arimaha Soomaliya.
19.07.2019

US president, Donald Trump's tweet controversy continues - US president, Donald Trump's tweet controversy continues

Muranka ka dhashay fariimaha Twitter ka ee Donald Trump ayaa wali socda - Muranka ka dhashay fariimaha Twitter ka ee Donald Trump ayaa wali socda
19.07.2019

Lawyer, Yusuf Mohamud explains welfare fraud - Lawyer, Yusuf Mohamud explains welfare fraud

Garyaqaan Yusuf Maxamud oo sharaxaysan cayrta qaladka lagu qaato. - Garyaqaan Yusuf Maxamud oo sharaxaysan cayrta qaladka lagu qaato.
18.07.2019

Melbourne relative pays tribute to victims of Kismayo attack - Melbourne relative pays tribute to victims of Kismayo attack

Qoyska nin reer Melbourne ah oo ka tacsiyaysay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Kismayo. - Qoyska nin reer Melbourne ah oo ka tacsiyaysay dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Kismayo.